daajis.com:- Nin la sheegay inuu asalkiisu yahay Dalka Marooko oo doonayay inuu xasuuq ka gaysto Tareen kayimid Magaalada Paris ee dalka Faransiiska una Socday Magaalada Amsterdam ee Dalka Holand, ayaa waxaa garbaduub u qabtay rag saarnaa tareenka, kadib markii ay maqleen isagoo qoriga ku cabaysanaya Musqusha Tareenka Gudihiis.
Hoos ka Daawo
Ninkan oo da’diisa lagu sheegay 26-jir ayaa sida la sheegay waxa uu doonayay inuu xasuuq baahsan u gaysto dadkii saarnaa Tareen-ka,
falkan ninkani lagu soo qabtay ayaa waxaa ku dhaawacmay 3 qof, kadib markii ninka qoriga laga qaaday uu la soo baxay mindi, halkaasoo uu ku dhaawacay ragii isku dayay inay garba-duubaan.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 15:53 and have
