DAAWO:- Salman Khan oo soo bandhigay xayeysiinta Filim Akshin ah oo uu wado Akhil

DAAWO:- Salman Khan oo soo bandhigay xayeysiinta Filim Akshin ah oo uu wado Akhil

daajis.com:- Salman khan maadaama uu yahay Aktar caan ah waxaa uu bilaaway inuu gacan qabto Aktarada Cusub ee Tamilka iyo Bollywoodka.

Salman Khan ayaa soo bandhigay goos gooska Filimka wiilka Akkineni Nagarjuna ee Akhil.

Warar hoose ayaa sheegaya kadib markii Salman Khan uu ka qeybgalay dhalashada 60 aad ee Chiranjeevi’ in laga codsaday in taageerayaashiisa uu tuso goos gooska filimkan taasna waa uu ka aqbalay.

Filim kasta inta uusan soo bixin dadka waxaa ay sii arkaan goos gooskiisa laakiin hadii uu Aktarka yaryahay ma awoodo in taageerayaasha ay arkaan boorsamiintadiisa sidaa daraadeed waxaa uu u baahan yahay qof caan ah sida salman Khan oo kale oo xayeysiiya.

HOOSE KA DAAWO


Akhil ayaa ku farxay garabka uu siiyay Salman Khan halka Salman Khan uu nasiib u rajeeyay filimka Aktarkan cusub.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada