Min Kow ilaa 50 ,Swansea City oo garaaceysa Van Gaal iyo kooxdiisa Man United+sawiro

Min Kow ilaa 50 ,Swansea City oo garaaceysa Van Gaal iyo kooxdiisa Man United+sawiro

daajis.com:- Kooxda Manchester United ayey caawa soo gaartay guuldaradii ugu horeysay horyaalka Premier league.

Swansea ayaa 2-1 iyadoo garoonkeeda joogta ugu adkaatay kooxda Van Gaal.

Goolasha ciyaartan ayaa dhashay qeybtii labaad ee ciyaarta.

Juan Mata ayaa dhaliyay goolka hogaanka u dhiibay Man United daqiiqadii 48 aad.

61 daqiiqo waxaa Man United goolkaas ka bar bareeyay Andre Ayew.

Bafetimbi Gomis ayaa goolka guusha ugu shubay Man United daqiiqadii 66 aad.

Taariiq Kooban

Swansea ayaa kulankiisii ugu horeeyay horyaalka Van Gaal ka badisay caawa oo uu u dabaaldagayay kulankiisii 50 aad.


Seddex kulan Xiriir ah ayey Swansea ka badineysaa Swansea United tan iyo xagaagii hore horyaalka Premier league.

Waxaa yaableh 2-1 ayaa seddexdii kulan ugu dambeeyay horyaalka Swansea ay ugu badineysay Man United.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada