daajis.com:- Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiwali Gaas ayaa oo maalihii ugu danbeeyay kusugnaa magaalada Gaalkacyo ayaa maanta Booqday Ciidamada PL ee kusugan Deegaanka Godad ee gobolka Mudug.
C/wali Gaas ayaa halkaasi wuxuu Khudbad uga soo jeediyey ciidamada, Isagoona indha-dheeyay Xaalada adag ee ay ku shaqeeyaan, Sidoo kalana wuxuu sheegay inay wax badali doonaan “Duruuftiina si hoose ayaan uga warqabi doonaa,” wuxuuna Intaasi kadib kormeer ku tagay Qaybo kamida Godad iyo Gaalkacyo.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 04:00 and have
