DAAWO SAWIRADA: Qaraxii ismiidaaminta ahaa ee Caawo ka dhacay Magaalada Muqdisho

DAAWO SAWIRADA: Qaraxii ismiidaaminta ahaa ee Caawo ka dhacay Magaalada Muqdisho

daajis.com:- Ugu yaraan 12 ruux aye waxyeelo kasoo gaartay Qaraxii Caawa ka dhacay Maqaaxi ku tiilay Isgooyska Juba ee Magaalada Muqdisho.

Waxaa la xaqiijiyay in dhimashadu ay tahay shan qof oo shacab ah iyo dhaawaca toddobo ruux ahaa, kadib markii Maqaaxida agteeda la dhigay gaari laga soo buuxiyay walxaha Qarxa oo sababay qasaaraha dadkaasi shacabka ahaa.

Xiliga uu qaraxa dhacaayay ayaa waxaa mashquul badan ka jiray Maqaaxida oo ay ku caweynayeen dad shacab ahaa oo aan waxba galabsan.

Maqaaxida la qarxiyay ayaa waxa ay ku taala ex Jubba Hotel, waxa ayna maqaaxidu saldhig u aheyd shacabka ku nool agagaarka goobta uu Qaraxa ka dhacay.








FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:35 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada