Daawo Video Naxdin Leh;- Maxamed Cali Aadan oo La Toogtay (MUUQAAL)

Daawo Video Naxdin Leh;- Maxamed Cali Aadan oo La Toogtay (MUUQAAL)

daajis.com:- Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Dowladda Federalka Somalia ayaa xukun dil ah ku riday Askari ka tirsanaa ciidamada Xooga dalka Somalia oo horay u dilay Askari ka tirsanaa ciidamada xooga dalka.

Kaaliyaha Maxkamada ciidamada qalabka Sida Somalia ayaa ku dhawaaqay in xukun dil toogasho ah lagu riday Maxamed Cali Aadan oo 30 jir ah kana tirsanaa Guutada Saddexaad ee ciidamada Xooga dalka.


Askarigaasi wuxuu horay u dilay Askari lagu magacaabi jiray C/fataax Maxamed Axmed oo uu ku dilay Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha hoose.Maxkamada waxa ay sheegtay cidii aanan ku qanacsaneyn xukunka inay racfaan ka qaadan karto.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada