Hanti dhowraha Qaranka “Dowladda Hoose ee Xamar dhulka waxa ay u maamushaa si waafaqsan sharciga”

Hanti dhowraha Qaranka “Dowladda Hoose ee Xamar dhulka waxa ay u maamushaa si waafaqsan sharciga”

daajis.com:- War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska Hanti dhowraha guud ee Qaranka ayaa lagu sheegay in iyada oo la tix raacayo sharciga N0, 10 soona baxay 1980, uu cadeynayo in dhulka gobolka Banaadir damaanayaale iyo minishibaale uu mas’uul ka yahay duqa magaalada Muqdisho.

Waxaana xusid mudan in xafiiska Hanti dhowrka guud ee Qaranka uu baaris ku sameeyo sanadkasta dowladda Hoose, waxaana baaris dhul iyo dhaqaale kaddib noo cadaatay in dowladda Hoose ee Xamar ay u maamusho dhulka si waafaqsan sharciga.

Hadaba aqriso lifaaqa qoraalka ka soo baxay xafiiska Hanti dhowraha guud ee Qaranka




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada