Kartoon qosol badan oo laga sameeyay Muungaab oo muujinaya colaada Sh/dhexe

Kartoon qosol badan oo laga sameeyay Muungaab oo muujinaya colaada Sh/dhexe

daajis.com:- Sawirka todobaadkaan ayaa waxaa kusoo qaadaneynaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen “Muungaab” oo degmada Warsheekh ee gobolka Shabeellaha Dhexe ugu qeybgalay munaasabad lagu heshiisiinayay labo beel walaalo ah oo ku dagaalamay tuulooyin hoostaga degmadaasi.

Aeba agoow tuuladan keni dhaaxaa waa soo weerari jireenee maantaan ugu faa’iideysana awoodaan illaahey i siiyay, waxgaradkoodana waa xerxeraa..

Sawirkan ayaa ayaa muujinaaya kaalinta uu ku lahaa colaadii dhawaan ka dhacday deegaano hoostaga degmada Warshiikh ee gobolka Shabeellaha Dhexe, oo Muungaab uu ku dhashay, inkastoo heshiis laga gaaray.

Sawir gacmeedkaan oo aan ugu talagalnay inaan ku muujino siyaasadda Guddoomiye Muungaab ee tuuladdii uu ku dhashay iyo colaadii halkaasi ka dhacday.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada