Liiska Xiddigaha Chelsea ay ka afduubatay kooxaha England sida Arsenal, United iyo Liverpool, Pedro uguma horeyn

Liiska Xiddigaha Chelsea ay ka afduubatay kooxaha England sida Arsenal, United iyo Liverpool, Pedro uguma horeyn

daajis.com:Kadib markii maanta Chelsea ay ku garaacday saxiixa Pedro kooxda Manchester United waxaan halkan ku soo qaadan doonaa lix ciyaaryahan oo Chelsea ay ka dulqaaday kooxaha England.

Kooxdan waxaa iskaleh jeebweyne Russia kaas oo lagu magacaabo Roman Abramovich waxaana uu ka habaarsaday kooxo badan oo xiddigo ay waqti ku soo bixiyeen qal qaalintooda saacadaha ugu dambeeya ku garaaca lacag.

Tusaale ahaan Man United tan ku dhacday waalala yaabay maadaama habeenkii Isniintii uu joogay Barcelona madaxa fulinta United si uu u dhameeyo heshiiska Pedro.

Chelsea are the Premier League's transfer hijackers and Manchester United their latest victims... here's who else they've signed from under the nose of a rival

Laakiin Chelsea oo gadaal ka soo gashay wadahadalada ayaa ku garaacday tartanka Man United.

Kani waa liis ciyaaryahano lix ah oo  Chelsea ay ku garaacday kooxaha waa weyn.

Willian  waxaa uu ku dhawaa Tottenham Hotspur

John Obi Mikel waxaa uu ku dhawaa Manchester United

Juan Mata waxaa uu ku dhawaa Arsenal

Mohamed Salah waxaa uu ku dhawaa Liverpool

Arjen Robben waxaa uu ku dhawaa Manchester United

Petr Cech waxaa uu ku dhawaa Arsenal


Dhamaantoodna xiddigahaas Chelsea ayaa gadaal ka soo gashay tartanka oo ku guuleysatay saxiixooda.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada