daajis.com:- Kooxda reer England ee Manchester City ayaa ku dhawaaqey saxiixa daafaca reer Argentina iyo weliba sidoo kale kooxda Valencia Nicholas Otamendi.
Kooxaha kala ah Manchester City iyo Valenica ayaa isku af gartey in xiddigan ay ku kala qaataan aduun lacageed gaaraya ilaa iyo 28 Milyan waxaana uu sidaasi xiddigan uu ku noqdey xiddig ka tirsan Manchester City.
Manchester United ayaa aheyd kooxda sida aadka ah u baadi goobeysey saxiixa xiddigan balse City ayaa kaga adkaatey oo sidaa kula soo wareegtey.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 06:00 and have

