Goorta ay Barcelona keeneyso bedelka Pedro oo la shaaciyay (waa kuma?)

Goorta ay Barcelona keeneyso bedelka Pedro oo la shaaciyay (waa kuma?)

daajis.com:- Barcelona ayaa la sheegay badalka Pedro oo ku biiray Chelsea ineysan keeni doonin xagaagan inta uu furan yahay suuqa kala iibsiga.

Ilaa bisha January sanadka 2016 ayey sugi doontaa Barcelona badalkiisa iney keento.

Sida la fahansan yahay Barcelona ayaa badalkiisa dooneysa weeraryahanka Celta ninka lagu magacaabo Nolito kaas oo horay ugu soo bar baaray xerada tababarka Barcelona.

nolito to barcelona to fill pedro possition

Xiddiga oo la hadlayay Marca ayaa sheegay Barcelona iney la soo xiriirtay isaga balse heshiiska uu ugu wareegayo uu dhici karo bisha January ee suuqa xiga.

Hadalka yaabka leh ee uu ka dhahay inuu MSN kula tartami doono booska weerarka ayaa ahaa.

“waan ogahay in Messi ,Neymar iyo Suarez oo jooga hadii aan ku biiro Barcelona waxna waa iga lumayaan waxna waan helayaa,taas oo uu xiddiga kala jeedo iney adagtahay in seddexdaas uu boos ka helo laakiin uu magac iyo koobab ku qaadan doono Barcelona.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 07:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada