MUUQAAL:- Siyaasi Xaabsade “Somaliland Cidna Kama Celin Karto Inay Qabsato Garoowe”

MUUQAAL:- Siyaasi Xaabsade “Somaliland Cidna Kama Celin Karto Inay Qabsato Garoowe”

daajis.com:- Siyaasiga wareega ee Axmed Cabdi Xaabsade ayaa shirka Gaalkacyo ka socda ka sheegay in Puntland aysan lahayn wax ciidan ah islamarkaana Madaxweyne kastaa uu hubka iyo ciidamada uu dhiso latago marka xilka laga qaado.

Xaabsade ayaa yidhi”Hadii Cadowga (Somaliland) ay kasoo talaabaan buurawadal oo Garoowe tagaan way awoodaan,majirto cid aan isku halaynkaro oo inaga difaacaysaa”

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:45 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada