Muwaadiniin Jarmalka u dhashay oo Dalxiis u jooga Muqdisho

Muwaadiniin Jarmalka u dhashay oo Dalxiis u jooga Muqdisho

daajis.com:- Muqdisho ayaa 22-kii sano ee lasoo dhaafay ahayd Mid kamid ah Caasimadaha ugu amniga xun dunida, balse hada sidaas weey ka duwantahay oo waxay isku badashay meel ay usoo dalxiis tagaan Ajaanibta.

Amniga Caasimadda oo soo hagaagayay sadexdii sano ee lasoo dhaafay, ayaa sabab u noqday in Magaalada ay kusoo qul qulaan Ajaanib farabadan iyo Soomaali kasoo laabatay Qurbaha.

Halkan waxaan idinkugu soo gudbin doonaa Sawirka 2 muwaadin oo lamaane ah oo u dhashay Dalka Jarmalka, kuwaasoo dalxiis ku maraya qeybaha kala duwan ee Magaalada Muqdisho.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada