Abuukar Qoraagii ugu da’da yaraa ee kasoo dhex muuqda Bandhiga Buugaagta Muqdisho

Abuukar Qoraagii ugu da’da yaraa ee kasoo dhex muuqda Bandhiga Buugaagta Muqdisho

daajis.com:- Bandhigga buugaagta ee maalintii sedexaad galay magaalada Muqdisho, ayaa lagu soo bandhigay buugaag badan oo ay qoreen qorayaal Soomaali iyo ajnabiba leh kuwaas oo lagu qoray afaf ay kamid ahaayeen Soomaaliga, Carabiga, iyo English.

Hayeeshee dad badan oo bandhigaasi ka qaybgalay waxa ka yaabsaday wiil yar oo fasalka 1aad ee dugsiga sare ku jira oo kamid noqday qorayaasha buugaagtooda lagu soo bandhigay carwada.

Wiilkaasi waxa la yiraahdaa Abuukar Cabdulaahi Maxamad waa lix iyo toban jir, waxa uu dhigtaa dugsiga sare ee SYL ee magaalada Muqdisho, wuxuuna qoray lix buug.

Halkan ka dhagayso wareysi uu siiyay BBC-da


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada