daajis.com:- Iyadoo haatan maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaalia ay u fadhiyaan soo xulista xubnaha baarlamanka uu maamulkaas yeelanayo, ayaa waxaa soo baxaya cabashooyin laga muujinayo hanaanka ay wax u socdaan.
Qaar ka mid ah salaadiinta iyo aqoonyahanka beelaha dega Bay iyo Bakool oo saluugsan habka loo qeybsaday wasiirada maamulkaas ku jira iyo ergooyinka haatan soo xulaya baarlamanka ayaa ku shiray Nairobi.
Xubnahan ayaa ka sheegay inaysan caddaalad ahayn habka wax loo qeybinayo, waxayna ka dalbadeen madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan inuu wax ka qabto arrintan.
Dhinaca kale, afhayeenka Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa diiday eedeymaha iyo cabashooyinka ka dhanka ah dhismaha mamaulka Koonfur Galbeed, wuxuuna u warramay VOA-da:
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 16:30 and have

