Ragga Astaamahan Leh Dumarka Kama Sabraan?Xog Sir ah!

Ragga Astaamahan Leh Dumarka Kama Sabraan?Xog Sir ah!

daajis.com:- Dumarka oo inta badan la sheego in ay yihiin Nafleeyda ugu dareenka badan marka la bar bardhigo Ragga, ayaa hadana waxa ay ka wada simanyihiin Dookha marka la xulanayo Ragga iyaga oo ku xushan Qodobadaan.

Xulashadu maaha mida Guurka balse haasaawaha wakhtiga lagu jiro ama kahor , waxay Haweenku jecelyihiin Ragg leh tilmaamahaan iyada oo qiimeeyn gooni ah siiso. Kaftanka:

Ragga iyagu kaftanka badan ee fur furan, run ahaantii qofka marka uu kaftamayo dhoola cadeynayo waa mid leh xiiseyn gooni ah, Ruuxa kaftanka badani maahan mid la dareemi kara hadalkiisa midka Beenta ah iyo Ka runta ah, Dumarkuna waxay aad ujecelyihiin in ay xushaan Ragga fur furan ee hadana Dabeecada Wanaagsan leh.

Ragga Leh Sumcada , Sida ragga caan ka ah deegaanka ay ku nooshahay gabadhu laga yaqaano, isaga oo leh xirfad sabab u ah in uu caan baxao sida isaga ooo ku fiican Ciyaaraha , Aqoonta Maadiga ah, Fanka iyo Sugaanta, Aftahanimo iyo wixii la xidhiidha.

Dhaqaale:­ Qodobka ugu danbeeya waxa uu noqonayaa dhaqaael waxana u salka ku hayaa qodobkani in uu wiilka lahaado dhaqaale badan oo muuqda iyo qurux, waxayna inta badan dumarku jeclaadaan Ragga wadsa

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada