Topnews Daawo : Puntland Oo Neefta Lagu Celiyay Iyadoo Gebi Ahaanba Jiritaankeeda La Dafiro

Topnews Daawo : Puntland Oo Neefta Lagu Celiyay Iyadoo Gebi Ahaanba Jiritaankeeda La Dafiro

daajis.com:- Daahir Aamiin Jeesow oo kamid ah xildhibaanadda Baarlamaanka ee Dawlada Federalka ah ee Soomaaliya oo marti ku ahaa barnaamijka Xog ogaal oo ka baxa TV ga Royal ayaa sheegay in Puntland ay tahay maamul KMG ah welina aysan buuxin shuruudii maamul goboleed nimo.


“dalka wax maamul goboleed ah oo la aqoonsan yahay kama jiraan, kuwii hore u dhismay ha ahaadeen ama kuwa hada dhismaya ha noqdaane waxaa jira maamulo KMG ah aqoonsigooduna ku xiran yahay baarlamaanka Soomaaliya”, ayuu yiri Jeesow.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada