SAWIRO:-Gaas oo kulan gaar ah Gurigiisa kula qaatay Faroole.

SAWIRO:-Gaas oo kulan gaar ah Gurigiisa kula qaatay Faroole.

daajis.com:- Madaxweynaha Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali ‘’Gaas’’ ayaa maanta oo Jimce ah taariikhduna ay ku beegan tahay 31/7/2015-ka salaan iyo tacsi gurigiisa ugu tagay Madaxweynihii hore ee Puntland Dr. Cabdiraxaman Sheekh Maxamed.

Dr. Gaas ayaa Dr. Farole uga tacsiyeeyay geerida ku timi EEBE ha u naxariistee Aamina Abiib oo ku dhimatay magaalada Garowe ee Caasimada Puntland.
Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr. Gaas iyo Madaxweynihii hore Dr. Farole nayaa si Kal iyo Laab ah isu dhaafsaday salaam qiimo badan,xilli ay saacado ka dhiman tahay dabaaldaga Munaasabada 17-aad ee aasaaska Puntland.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada