daajis.com:- Madaxweyne Ku xigeenka Maamulka Gal-Mudug Ahna ku simaha Madaxweynaha Maamulkaasi Max’ed C/Xaashi Carabeey oo ay wehliyaan Gudoomiyaha baarlamaanka Maamulkaasi Cali Casir ayaa Maanta booqday Deegaanka Gudin labe oo kamid ah Degaanada Maamulka Gal-Mudug.
Madaxweyne ku xigeenka Ayaa kulamo la qaatay qeeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan deegaankaasi waxaana uu kala hadlayay sugida amniga Deegaankaasi.
Waxa uu sheegay in Deegaankaasi in haatan ay joogaan Ciidamada Amniga Ee Maamulka Gal-Mudug kuwaasi oo xaqeejinaya Amniga Magaaladaasi.
Dhanka Kale Gudoomiyaha Barlamanka Galmudug Ayaa Asna Dhankiisa Sheegay in Sugida amaankada Dgeanda Dowlad Gobaleedka GALMUDUG Looga Bahan Yahy Cid Kasta oo Deganka u Dhlatay Si amaanaka Deganka Cid kasta ay uga Qayb Qaadato Waxan uu Shaaca ka Qaady in uu ku Kalsoon Yahay Shacabka Deganka in Kalintooda ay ka Qaadan karaan Amni sugida laga Dhax Wado Deganada DOWLAD Gobaleedka Soomaliyed ee Galmudug
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 02:30 and have

