DAAWO:- Al-shabaab oo baroor-diiq u sameysay Hogaamiyihii Taalibaan

DAAWO:- Al-shabaab oo baroor-diiq u sameysay Hogaamiyihii Taalibaan

daajis.com:- Boqolaal qof ay ku jiraan saraakiil katirsan Xarakada Al-Shabaab ayaa maanta Masaajidyo kuyaala deegaano katirsan Gobolka Shabeelaha Hoose waxa ay Salaada Janaasada Maqnaasha ah ku dukadeen Hogaamiyihii Kooxda Daalibaan Mulla Maxamed Cumar.

Gudoomiyaha Al-Shabaab ee Gobolka Shabeelaha Hoose iyo saraakiil kale oo katirsan Al-Shabaab ayaa qeyb ka ahaa dadkii Salaada Janaasada waxa ka dukaday, waxaana Janaasada kadib halkaasi looga duceeyay Hogaamiyihii Kooxda Daalibaan ee geeriyooday.

Mulla Maxamed Cumar Hogaamiyhii Xarakada Daalibaan ee Dalka Afgaanistaan ayaa la sheegay in uu geeriyooday xili hore, walina lama oga waqtiga rasmiga ah uu geeriyooday Hogaamiyhaasi iyo sababta ka dambeysay geeridiisa, waxa ayna Kooxda Daalibaan dooratay Hogaamiye cusub.






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:41 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada