Shirkada Somalia Oil and Gas oo Baaritaano lagu samaynayo

Shirkada Somalia Oil and Gas oo Baaritaano lagu samaynayo

daajis.com:-  Xafiiska baaritaanada culus ee qiyaanooyinka lacagaha ee Britain, ayaa baaraya eedaymo musuqmaasuq ee shirkad shidaal oo British ah oo ka shaqaysa Soomaaliya.

Soma Oil and Gas, ayaa waxaa madax ka ah Michael Howard oo ahaa hogaamiyihii hore ee xisbiga Conservativeka ee xukunka haya.
Shirkada ayaa sheegtay inay mar walba sharciga ku dhaqmaysay ayna la shaqayn doonto baarayaasha.

Xafiiska baaritaanada qoraal ay ku soo saareen bartooda internetka ayay ku waydiisteen in dadka wax ka og arrintan ay la soo xiriiraan.
Sanadkii hore baarayaasha Qaramada Midoobay ayaa ka muujiyay walaac in heshiiska Soma oil aan la shaacin.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada