VIDEO:- Gabar Nin Noqotay oo dhagax looga saaray gobolada dalka Soomaaliya hadana ku nool xero qaxooti oo qeyla dhaan soo dirtay

VIDEO:- Gabar Nin Noqotay oo dhagax looga saaray gobolada dalka Soomaaliya hadana ku nool xero qaxooti oo qeyla dhaan soo dirtay

daajis.com:- Gabadhan qofkii awoodo ha raadiyo hana u caawiyo Soomaalinimo waayo waxay ku jirtaa xaalad adag. Sababtoo ah adigoo NIN ahaa haddii aad dumar isku bedesho waa dhibaato, adigoo dumar ahaana haddii aad isku bedesho nin waa dhibaato kale.

Walaashay ALLAAH ha caafiyo hana u gargaaro.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada