Al-Shabaab oo neef Lo ah ku qarxisay buundadii Qoryooley

Al-Shabaab oo neef Lo ah ku qarxisay buundadii Qoryooley

daajis.com:- Al-Shabaab oo saakay waaberigii saakay weerar xooggan ku qaaday ciidamada AMISOM ee fariisinka ku leh deegaankaasi, waxaana qaraxaasi ay u adeegsadeen neef lo’ ah (Dibi) oo waxyaabaha qarxa lagu xeray, kadibna xili bartamaha buundada mar uu marayay ay ku qarxiyeen.

Taliyaha ciidamadaBooliska Qoryooleey Goobow Buule ayaa sheegay in Al-Shabaab qaraxaasi u adeegsadeen Dibi si ay qarxiyaan Buundada, iyaguna hadda aaanay u gurman karin degaanka Janaale oo ay qabsadeen Buundadii oo la jaray awgeed.

Waa Buundadii labaad ee Al-Shabaab ku qarxiyaan saaka gobolka Sh/hoose iyadoo sidoo kale qarxiyay Buundadii Janaale ka hor weerarkii ay saaka ku qabsadeen Janaale.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada