Waxyaabo aadan ogeyn oo kusoo kordhay arimaha guurka (Sirta guurka)

Waxyaabo aadan ogeyn oo kusoo kordhay arimaha guurka (Sirta guurka)

daajis.com:- Inkastoo magaca jaceyl uusan waxba iska badalin sidiisiina uu yahay ayaa hadana waxaajira wax badan oo dhalin rog ku yimid oo ku saabsan guurka iyo arimaha haasaawaha.

Marka laga hadlayo guurkii hore iyo guurka hadana jira ama jaceylka sabanadaan ayaa ah kuwo farqi weyn u dhaxeeya hadii dhinacyo badan laga fiiriyo.

Waxaa ku soo biiraha Jaceylka arimo badan oo horay loo aqoon waxaana is badalay wax badan oo horay dhaqan Soomaalida u ahayd marka guurka uu yimaado.

Markaan dib u milicsano guurkii hore guurka wuxuu ku saleysnaa dhaqanka Soomaalida ee suuban.

Tusaale ahaan Gabadha marka aad is caashaqdaan waxaad si dhaqan uu ku tilmaamayo laga doonaan jiray waalidkeed iyagoo odayaasha Labada reer isugu geed fariisan jireen,islamarkaan Gabadha xoolo laga bixin jiray.

Lama aqoon waxyaabaha iminka soo baxay eek u saleysan dhaqamada reer galbeedka.

Hada ayaaad arkeysaa Gabadh iyo wiil waalikood is ogeyn oo is-qaba,waxaa jira guur la yiraahdo qudba siro oo meelo fog fog Gabadha lala aadayo.

Ilaa iyo hada ma jirto cid u istaagtay sidii dhalan roga ku yimid dhaqanka suuban dib loogu soo celin lahaa.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada