Daawo:- 12-Jir Soomali ah oo Doonaya Madaxwaynaha Mareykanka, Jawaab uu Siiyey Musharax, iyo Qorshe yaab leh

Daawo:- 12-Jir Soomali ah oo Doonaya Madaxwaynaha Mareykanka, Jawaab uu Siiyey Musharax, iyo Qorshe yaab leh

daajis.com:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Waraysi uu bixiyey Yusuf Dayur oo ah wiil Soomaaliyeed oo 12-sano jir ah, Islamarkaana si wanaagsan looga koriyey dhinaca diinta iyo dhaqanka wanaagsan, wuxuuna siwayn usoo jiitay Warbaahinta caalamka kadib markii dhowaan Muuqaal uu soo duubay uu ugu jawaabay Musharax maraykan ah oo sheegay inaan qof muslim ah madaxwayne Noqon karin.

HALKAN KA DAAWO VIDEO


Wiilka yar ayaa wuxuu sheegay inuu qorshihiisu yahay madaxwayne, wuxuu sidoo kale ka hadlay xidhiidhka uu la samayn doono wadamada Islaaamka, Sidoo kale waxaa wax laga waydiiyey Arimaha Soomaaliya, wuxuuna Madaxda ugu baaqay inay iska dhaafaan hantida shacabka ee ay dhacayaan, Sidoo kalana wuxuu sheegay inay wax laga Xumaado ay tahay in Baarlamaanka Soomaalidu ay ku shaqeeyaan lacag, Halkii Laga rabay inay eegaan danta 

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada