DAAWO MUUQAAL: Turkiga oo deeq ku Wareejiyay Maamulka Khaatumo State

DAAWO MUUQAAL: Turkiga oo deeq ku Wareejiyay Maamulka Khaatumo State

daajis.com:- Hayada Turkish ah oo Fadhigeedu Yahay Wadanka Turkiga ayaa Magaalada Balicad iyo Qaybo kale oo kamid ah Deegaanada Khaatumo maanta ka Qaybisay Deeq Xoolo Nool ah oo Loogu Tala galay Munaasabada Ciidul adxaa Waxana Deeqdaasi Lagu Wareejiye Maamulka Khaatumo.

Shacabka ayaa siwayn u soo Dhaweeyey  Deeqda Dawlada Turkigu ugu Deeqday Deegaanada Khaatumo ee Maanta Laga Qaybiyey Magaalooyinka Buuhoodle, Xamar-lagu xidh, Qararo,  Balicad iyo deegaano kale, waxaana goobta sidoo kale lagu soo bandhigay Boodhadh ay ku sawiran yihiin Madaxwaynaha Maamulka khaatumo, madaxwaynaha Turkiga iyo Madaxwaynaha Dawlada Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada