DAAWO: 126 Xildhibaan oo ka horyimid Xilka qaadista Madaxwaynaha Somalia

DAAWO: 126 Xildhibaan oo ka horyimid Xilka qaadista Madaxwaynaha Somalia

daajis.com:-  Xilibaanadaan oo gaarayay 126 mudane ayaa kulankooda kaga arinsaday Qadiyadda ku saabsan mooshinka ka dhanka ah m.weynaha Jamahuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamuud Kaas ay Guddoonka Baarlamaanka u gudbiyeen mudanayaal ka tirsan Baarlamanka

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Kulan Saacado qaatay kadib xilibaanada ayaa soo saaray Bayaan ka kooban dhowr qodob oo uu ugu muhiimsanaa in Guddoonka baarlamaanku Laalo Mooshinkaasi iyagoo Caddeeyay in Mooshinkaasi uu yahay mid siyaasadeysan dhibaatana u horseedaya soomaaliya.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 07:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada