DAAWO:- Al-shabaab ku labisan dareeska AMISOM oo dhoolatus ciidan sameeyay

DAAWO:- Al-shabaab ku labisan dareeska AMISOM oo dhoolatus ciidan sameeyay

daajis.com:- Maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa dhoolatus ciidan kusoo bandhigay Gobolada Bay iyo Bakool xili dadka deegaanka ay yihiin kuwo ku jira maalmaha Ciida.

Maleeshiyaadka ayaa banaanka usoo saaray dhowr gaadiid dagaal, Ciidamo iyo Carruur ay dhaleen Saraakiisha Maleeshiyaadka garabka Gobolada Bay iyo Bakool.

Dagaalyahaanada ayaa ahaa kuwo raxan raxan u socday, waxaana xusid mudan in Dagaalyahaanadaasi qaarkood ay ku labisnaayen dareeska Ciidamada AMISOM oo ay dhawaan ka bililaqeysteen Xarumaha AMISOM ee G/Sh/Hoose.












FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada