Daawo:- Barnaamijka Qubanaha VOA-da Iyo qodobo xiiso leh oo lagu soo qaatay

Daawo:- Barnaamijka Qubanaha VOA-da Iyo qodobo xiiso leh oo lagu soo qaatay

daajis.com:-  Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Qubanaha VOA-da oo todobaadkan lagu soo qaatay qodobo xiiso badan, Waxaana soo Jeedinaya Cabdiraxmaan Xuseen iyo Sahra Cabdi.


Dalalka Yurub oo u taag la’ weli qaxootiga Tirada badan ee kusoo qul-qulaya, Iyo Madaxwaynaha Suuriya oo ku eedayay Inay masuul ka yihiin, Maalgashiga Lagu samaynayo Beeraha oo kusoo badanaya dalka Soomaaliya, Saynis yahano kusugan dalka Ingiriiska oo soo bandhigay Mashiin casri ah iyo Qodobo kale oo Xiiso badan.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:41 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada