Daawo:- Ciidamada Jabuuti oo kuwa Burundi kala wareegay amaanka Jalalaqsi

Daawo:- Ciidamada Jabuuti oo kuwa Burundi kala wareegay amaanka Jalalaqsi

daajis.com:- Ciidamada Jabuuti ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM ee Soomaaliya, islamarkaasina ka howlgala Gobolka Hiiraan, ayaa shalay si rasmi ula wareegay amaanka magaalada Jalalaqsi oo kamid ah gobolka Hiiraan, halkaasoo horay ay ugu sugnaayeen ciidamada Burundi.

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan C/fitaax Xasan Afrax ayaa ku ammaanay ciidamada Jabuuti sida wanaagsan oo ay uga howlgalaan gobolka Hiiraan, wuxuuna ugu baaqay bulshada ku dhaqan degmada Jalalaqsi iney si wanaagsan usoo dhaweeyaan ciidamada ka socda walaalaha Jabuuti.
Ciidamada Jabuuti oo la wareegay amaanka Jalalaqsi

Gudoomiyaha gobolka Hiiraan C/fitaax Xasan Afrax oo wareysi siiyay warbaahint a ayaa sheegay in ujeedada safarka uu ku tagay Jalalaqsi uu ku qotomay sidii ciidamada Jabuuti loogu wareejin lahaa difaacyadi ciidamada Burundi.
Hoose ka Daawo







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada