Daawo:- Culimada Somalida ee Waqooyiga Ameerika oo go’aan qaatay

Daawo:- Culimada Somalida ee Waqooyiga Ameerika oo go’aan qaatay

daajis.com:- Golaha Imaamyada Soomaaliyeed ee Woqooyiga Ameerika ayaa kulan ku yeeshay magaalada Minneapolis ee Gobolke Minnesota, Golaha Imaamyada ayaa ka soo horjeestay barnaamijka CVE oo ay dawladda Maraykanku kula dagaalamayso arrimaha xagjirnimada, iyaga oo sheegay inuu yahay mid dhibaato ku ah bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalkan Maraykanka.


Maxamuud Mascadde ayaa waraystay Dr. Cabdiraxamaan Shiikh Cumar Guddoomiyaha Golaha shuurada ee Golaha Imaamyada, ugu horrayna wuxuu weydiiyey qodobada lagaga hadlay kulanka culimadu isugu timi.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada