DAAWO: Faalo Weerarkii Al Shabaab ay ku Qaaday Xarunta Amisom ee Janaale (VIDEO)

DAAWO: Faalo Weerarkii Al Shabaab ay ku Qaaday Xarunta Amisom ee Janaale (VIDEO)

daajis.com:- Dagaalkii kadib ayaa Ciidamo fara badan oo ka tirsan AMISOM ay bilaabay in ciidamada la la’yahay ka baadigoobaan wabiga jiinkiisa iyo deegaanada ku dhow dhow Janaalle.

Wararka ayaa intaa ku daraya in Ciidamada la la’yahay ay ku dhow yihiin ilaa afartameeyo, kuwaasoo qaarkood shalay gelinkii dambe la helay.

Dadka deegaanka Janaale ayaa sheegay in diyaarado helicoptero oo baadigoob ugu jira ciidamadaas, ayna dul heehaabayaan deegaanada ku dhow dhow Degmada Janaale.

Goob joogayaal ku sugan Janaale iyo diblomaasiyiin reer galbeed ah ayaa xaqiijinaya in ka badan 50-askari ka tirsan Ciidamada AMISOM lagu dilay weerarkaasi.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada