DAAWO:- Gabdho Soomaaliyeed oo ka sheegeeyay Magefe iyo kufsiga uu u geysto dumarka

DAAWO:- Gabdho Soomaaliyeed oo ka sheegeeyay Magefe iyo kufsiga uu u geysto dumarka

daajis.com:- Tahriibayaal Soomaaliyeed oo isugu jira Rag iyo Dumar oo laga soo badbaadiyay xeebaha dalka Talyaaniga ayaa ka sheekeeyay dhacdooyin xanuun badan oo kooxaha wax tahriibaya ee Liibiyaanka kula kacaan Dumar Soomaaliyeed iyo Wiilashaba.

Dhalinyaradan oo ka muuqato rafaadka ay soo mareen iyo dhaawacyo ay u geysteen Tahriibayaasha Liibiyaan, gaar ahaan ninka ay Soomaalida u baxsheen Magefe, waxayna sheegeen in dhalinyaradii la socotay qaarkood ay ku dhinteen biyaha badda, halka qaar kale u dhinteen rafaadka iyo jirdilka Magefe.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada