daajis.com:- Orodyahanka British-ka u orda ee asalkiisa Soomaaliga yahay, Mo Farah ayaa ku guulaystay maanta maradoonka tartanka loo yaqaan Orodka Waqooyiga Weyn, isagoo markii labaad ku guuleystay tartanka adag oo uu meel cidla ah kaga tegay orodyahanka u dhashay Kenya ee lagu magacaabo Stanley Biwott.
Mo Farah oo haysta koobka shanta kun iyo tobanka kun ee meter ee adduunka ayaa ku dhameeyey tartankan 59 daqiiqo iyo 22 sekan, waana rikoodh cusub isagoo ah qofkii ugu horeyey ee British ah ee intaa ku dhameeye Maradoon badhkii.
Mo Farah oo sanadihii u danbeeyay si waafi ah ugu guuleystay tartamada caalamiga ah ee Shanta kun mitir ee adduunka iyo tobanka kun ayaa tartanka maanta dhacay ka dhigay rikoor cusub ee orodyahanada UK isagoo ku orday 59 minutes iyo 23 seconds.
HALKAN KA DAAWO VIDEO IYO SAWIRRADA
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 01:56 and have




