daajis.com:- Muqdisho (Kalshaale) Tiro ka badan 50 xildhibaan oo mooshin ka soo gudbiyay madaxweynaha DFS, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tanaasulay mooshinkaasi ay soo gudbiyeen, una badaleen wax ay ku sheegeen wada-hadal.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Shir jaraa’id oo ay maanta ku qabteen magaalada Muqdisho, kadib markii uu soo dhamaaday kulan ay ugu hadlayeen arintaasi ayey waxay ku shaaciyeen in ay dib uga laabteen mowshinkii ka dhanka ahaa madaxweynaha, iyagoo xusay in taa bedelkeeda ay diyaar u yihiin wadahadal.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 22:00 and have
, Published at