daajis.com:- Bob Goff ayaa wuxuu iskool ay gabdhaha wax ku bartaan ka hirgaliyay magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho, Bob Goff waa qoraa caan ah oo qoray Buug Lagu magacdaray Love Does oo noqday New yorks times Bestseller.
Bob ayaa waxa uu leeyahay hay’ad isaga uu aas aasay oo dhalinyarada soo koraysa ka caawisa Dhanka Waxbarashada iyo dhismaha iskuulaadka, hay’adan ayaa waxa ay ka howlgashaa wadamada soo koraya, sida wadamo badan oo ku yaala qaaradda africa iyo Aasiya.
HALKAAN HOOSE KA DAAWO
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:30 and have
, Published at