K’naan oo Beytii Nabiga tagay kana duceystay Hooyadiis

K’naan oo Beytii Nabiga tagay kana duceystay Hooyadiis

daajis.com:- K’naan oo xajka u waday hooyadiis. Fanaanka Soomaliyeed ee Caanka ah Keynaan Warsame ayaa sanadkan waxaa uu booqday magaalooyinka barakeysan ee Makka iyo Madina isagoo xajka u waday hooyadiis iyo walaashiis.

K’naan ayaa bogiisa instagram ku shaaciyay in ay tani tahay riyadiisii waligiis uu ku riyoon jiray inuu magaaladan barakeysan yimaado waxaana uu taas ku hoos qoray sawir uu ku galay masjidka Nabi Muxammed NNK hortiisa.

Knaan ayaa waxaa laga dareemayay farxad iyo niyad wanaagsan waxaana la ogeyn in uu fanka iskaga baxay iyo inkale.

Safarkaan Barakeysan ee Keynaan ayaa waxaa usuurto galiyay sida uu sheegay Canadian Dacwah oo ah urur dacwada ku tashkiiliyo dadka caanka ah ee Hollywood ka ku jira iyo kuwa kale ee laga yaqaan dunida.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:06 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada