daajis.com:- Waxaa magaalada Muqdisho kulan ku qabtay Laba Haween ah oo lagu magacaabo Duniyo Maxamed Faarax iyo Haweeya Xirsi Faarax iyagoo Dawlada ugu baaqay in lagu soo Wareejiyo Guriga, oo ay sheegeen in qaybo kamid ah Dawlada ay u Xukuntay.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Dhinaca kale waxaa Goobta ka hadlay Qaarkamida Odayaasha magaalada Muqdisho kuwaasi oo sheegay inay Dawladu cadaalad ku taagan tahay, Islamarkaana ku baaqay in hablaha Guriga Lagu Wareejiyo, waxaana sidoo kale Goobta ku sugnaa Gen: Indho-cade.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 04:30 and have
