Video: Abwaan Kadiye “Bal-Car sheega GAALADA Shayga aad ku dhaantaan ?

Video: Abwaan Kadiye “Bal-Car sheega GAALADA Shayga aad ku dhaantaan ?

daajis.com:- Waxaan idiin soo bandhigaynaa gabay la magac baxay “BAL CAR SHEEGA GAALADA SHAYGA AAD KU DHAANTAAN” waxaana gabaygaasi tiriyey Abwaan Jaamac Kediye Cilmi oo muddo haatan laga joogo afar iyo toban sanadood.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Hadaba gabaygan oo Macno wayn Xambaarsan oo Abwaanku kula Hadlayo Soomaalida Kadib Bur-burkii dalka ayaa Wuxuu soo bandhigayaa waxyaabo badan oo Jiray Isagoona kusoo Xidhaya Su’aasha ah Bal Car Sheega Gaalada Shayga aad ku dhaantaan, Waxaana.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada