Video: Mas’uuliyiinta golaha deegaanka Buuhoodle oo gaadhay Balicad (Daawo)

Video: Mas’uuliyiinta golaha deegaanka Buuhoodle oo gaadhay Balicad (Daawo)

daajis.com:- Wafti uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Golaha Deegaanka Buhoodle C/fataax Cali Cawil ayaa Gaadhay Magaalada Balicad iyadoona ay Lakulmeen Sadexda Gole Ee Maamulka Khaatumo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Ugu horayn waxaa madashaasi kahadlay wasiirka Arimaha gudaha Keyse Cabdi Yuusuf oo sheegay in ay yihiin gole taariikh kuleh maamulka oo waxbadan kaqabtay magaalada buuhoodle iyo deeganada hoostaga.

Gudoomiyaha golaha deegaanka buuhoodle oo goobta ka hadlay ayaa Ugu horayn Salaam Qiimo badan Gudoonsiiyey Masuuliinta, isagoona sheegay inay Farxad u tahay ka qaybgalka shirka iyo Kulanka Golayaasha.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada