daajis.com:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa waraysi Xiiso badan oo lala yeeshay Badri Axmed Qaalib oo ku magac dheer (Ambulance) oo ah wiil dhalinyaro ah oo Da’diisu tahay 15-sano, Islamarkaana Qoyskoodu uu danyar ahaa ayaa Xaaladaasi wuxuu uga soo gudbay si kartnimo badan.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Badri ayaa wuxuu Howshiisa ka bilaabay shaqada Baalashka (Kabo-caseeye), Wuxuuna Mudo kooban ku aruursaday dhaqaalo u saamaxay inuu Iibsado Laba gaadhi, Isagoona sidoo kale Furtay Dukaan, Waxaana Hada Badri u shaqeeya Shaqaale Gaadhaya 5-Ruux, Waxaana waraysigan uu uga hadlay qorshihiisa iyo Xaalada uu soo maray.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 02:30 and have
