DAAWO: Olole Nadaafadeed oo Xalay Laga Fuliyay Magaalada Muqdisho (VIDEO)

DAAWO: Olole Nadaafadeed oo Xalay Laga Fuliyay Magaalada Muqdisho (VIDEO)

daajis.com:- Waxaa xalay magaalada Muqdisho laga fuliyay olole nadaafadeed oo wadooyinka waaweyn looga xaaqayay ciid dhawaan wadooyinka soo buux dhaafiyay.

Ciidan ayaa waxa ay soo raaceen roorbab xoogan oo dhawaanahan ka da’ayay caasimadda Muqdisho.

Ololahan nadaafadda ayaa waxaa horkacayay gudooniye ku xigeenka dhanka siyaasadda ee maamulka Gobolka Banaadir oo ay wehlinayeen gudoomiyeyaasha degmooyinka wadajir iyo Hodan, waxaana ololahan xoogiisa uu ka dhacay isgoysyada Zoope iyo KM4.

Halkaan Hoose ka Daawo


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada