daajis.com:- M/weynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo R/wasaare Cumar C/rashiid Sharma’arke, ayaa magaalada Kismaayo waxa ay kaga dhawaaqeen in Bishaan 20-keeda magaalada Muqdisho ay ka bilaaban doonaan kullamo lagu sheegay wada tashiga hanaanka doorashada iyo aayaha siyaasada ee Soomaaliyaee sanada 2016-ka.
Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya (Daa’uud Aweys), ayaa wareysi uu siiyay Idaacada BBC-da waxa uu uga waramay shirkaasi iyo waxyaabihii lagu heshiiyay.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 14:00 and have

