daajis.com:- Telefeshinada Caalamka ayaa baahiyay Muuqaalo laga soo qaaday daadad ku rogmaday gobolada Ibaraki iyo Tochigi ee bariga dalkaasi Japan.
Daadadkaani ayaa dhulka ku daray inkabadan 1,000 boos oo ku yaalla Gobolkaasi waxa uuna sidoo kale qariyay gaadiid farabadan oo isugu jira kuwa raaxada iyo kuwa aadka u waaweyn.
Daadka ayaa waxaa sidoo kale ka barakacay kumanaan qoysas oo iyagu ku noola guryaha uu daadka qariyay.
Inkabadan 15 ruux ayaa la xaqiijiyay inay ku geeriyoodeen daadadkaasi, waxaa sidoo kale lagu la`yahay daadadkaasi 25-ruux.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 15:19 and have





