DAAWO VIDEO: Maxaa Kala Qabsaday Bulshada Soomaaliyeed iyo RW Cumar C/rashiid – Barnaamijka DOOD Wadaag

DAAWO VIDEO: Maxaa Kala Qabsaday Bulshada Soomaaliyeed iyo RW Cumar C/rashiid – Barnaamijka DOOD Wadaag

daajis.com:- Barnaamijka Dood wadaag ee ka baxa Tv-ga Universal ayaa waxaa Lagu casuumay Raysalwasaaraha dalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Iyadoona Su’aalo laga waydiiyey Xaalada Soomaaliya, Sidoo kalana waxaa dhankooda Su’aalo kala duwan waydiiyey Qaybaha kala duwan ee Bulshada oo Lagu Casuumay Kulanka.


Ugu horayn waxaa la waydiiyey Bal waxa uu yahay Qorshaha 2016-ka ee Dawlada Soomaaliya, Arimaha maamul Goboleedyada, Waxaana Intaasi kadib ooda looga qaaday Su’aalo Tiro badan – DAAWO BARNAAMIJKA.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada