Barnaamijka maanta waxa uu ka koobanyahay labo qeybood oo kala ah nafaqaynta timaha iyo qurxinta lugaha.
Qeybta koobaad ayay Hafsa Hassan nagu tusinaysaa sida timaha loogu nafaqeeyo mask ka samaysan caanaha qumbaha, avocado iyo saliid saytuun (olive oil).
Halkaan ka Daawo Muuqaalka
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 21:00 and have
, Published at