DAAWO: Wadaad Soomaaliyeed oo canjeero dubaya (Masha’Allah)

DAAWO: Wadaad Soomaaliyeed oo canjeero dubaya (Masha’Allah)

daajis.com:- Wadaad Soomaaliyeed oo iimaam ah kuna nool dalka Mareeykanka ayaa iska soo duubay muuqaal isaga oo Caruurtiisa u dubaayo Canjeero ka dib markii ay ka xanuunsatay xaaskiisa wuxuuna sheegay in rag badan laga doonaayo sidaan oo kale .


Sheekhaan oo lagu magacaabo Iimaan Yaxya Yuusuf Cumar oo bartay qaabka loo dubo Canjeerada ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in Nabiga (SCW) uu caawin jiray xaasaskiisa kaas oo ku tilmaamay suno laga doonayo dhamaan raga oo idil .


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada