DAAWO: Waraysi Gaar ah oo lala Yeeshay Ra’iisul Wasaare Cumar C/ Rashiid (VIDEO)

DAAWO: Waraysi Gaar ah oo lala Yeeshay Ra’iisul Wasaare Cumar C/ Rashiid (VIDEO)

daajis.com:- Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Mudane, Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke oo waraysi siiyey wariye ku sugan Muqdisho ayaa ka hadlay Hiigsiha 2016-ka iyo wixii u qabsoomay xukuumadda uu hogaamiyo, Mooshinka kadhanka ah madaxweynaha Soomaaliya, Eedaymaha loohaysto.

Cumar Cabdirashiid ayaa ugu horayn sheegay in mudadii bilaha ahayd ee ay jirtey xukuumadda uu hogaamiyo ay waxbadan qabteen, wuxuuna si gaar ah usoo qaatay dhismaha maamulka Galmudug ee dhowaan lagu yagleelay degmada Cadaado.
Ra’iisul wasaaraha oo wax laga waydiiyey mooshinka kadhanka ah madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay inay arrintaan walaac ka muujinayaan ka xukuumad ahaan, maadaama buu yiri wadanka Soomaaliya uu kusugan yahay xaaladda kala guur siyaasadeed ah.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada