DAAWO: Wiil Siiriyaan ah oo meydkiisa laga helay Xeebaha dalka Turkiga

DAAWO: Wiil Siiriyaan ah oo meydkiisa laga helay Xeebaha dalka Turkiga

daajis.com:- Wiil Siiriyaan ah oo sida ay u muuqato mayd ah ayaa lagu arkay Xeebaha dalka Turkiga oo marin u ahaa qaxootiga reer Siiriya ee ka cararaya dagaalada ka socda dalkooda.

Wiilkaan oo dhabacaad u yaala ayaa laga soo duubay muuqaal murugo u beeray dad aad u badan.

Halkaan Hoose ka Daawo

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada