Daawo:-Xildhibanada Maamulka Jubba Oo Ka Jawaabay Hadalkii GD Jawaari

Daawo:-Xildhibanada Maamulka Jubba Oo Ka Jawaabay Hadalkii GD Jawaari

daajis.com:- Kulan ay maanta ay maanta yeesheen mudaneyaasha baarlamaanka Jubbaland ayaa qaar kamid ah xildhibaanada warbaahinta la hadlay  waxay si kulul uga hadleen isla markaana


Wax laga xumaado ku tilmaameen hadal dhowaan kasoo yeeray Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Xildhibaanadu waxay sheegeen in maamulka Jubbaland uu ka baxay KMG isla markaana uu hadda yahay maamul dhamaystiran oo ka jira Soomaaliya.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada